Deg Deg:-Guddida Anshaxa Ee Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ganaax Lacageed Dul Dhigay Xisbiga WADDANI Iyo Qaddarka Lacagta La Dul-dhigey

0
163

Guddida Anshaxa ee kominshanka doorashooyinka qaranka Somaliland oo goor dhaweyd soo saarey war saxafadeed ayaa waxaa ay ganaax lagaceed dul dhigeen xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

Ganaxaan Lacageed ayaa dhan 50 Milyan oo Shilin Somaliland ah isla markaana waxaa ay hawda u mariyeen digniintii ugu danbeysay.

Koomishanka ayaa ku eedeeyey xisbiga WADDANI in uu jabiyey xeerkii aan loo ogoleyn in la sameeyo olole ka hor inta aan lagaadhin xilliga ololaha doorashada Somaliland.

 

 

Halkan Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka

 

Image may contain: text

No automatic alt text available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here