War Far Xadleh:- Halkan Ka Ogow Shirkad Markii U Horaysay Soo Saaraysa Saliida Oo Laga Hirgaliyey Somaliland + Magaaladee Nasiibka U Heshay?

0
172

War Far Xadleh:- Halkan Ka Ogow Shirkad Markii U Horaysay Soo Saaraysa Saliida Oo Laga Hirgaliyey Somaliland + Magaaladee Nasiibka U Heshay?

Koox dhalinyaro iyo aqoon yahan culuunta Sayniska ee cuntada baratay ayaa wershad Saliida Cuntada samaysa Hargeysa ka aas-aasay. Waxay beeralayda Somaliland cidii beerata Saliida Sisinka iyo Sunflower ka u balan qaadeen in ay ka iibsan doonnaan. Waxay durba sameeyeen shaqo abuur 20 dhalinyar ah oo ka hawl gala wershada.
Shirkadaha yaryar iyo ganacsiyada bilawga ah waxaa loo baahan yahay in la dhiiri geliyo lana taakuleeyo inta ay hanno qaadayaan. Sharaa’iga noocan ah ayaa kobciya dhaqaalaha iyo shaqo abuurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here