War Deg Deg Ah:- Xukuumada Somaliland Oo Goor Dhaw Soo Saari Doonta Liiska Isku Shaandhaynta Golaha Wasiirada Somaliland

0
270

Hargeisa(SDN)warar  lagu kal soon yahay oo ay heshay shabakada wararka ee suradnews.com ayaa waxay xaqiijinayaan in wakhtiga danbee ee caawa la isku badali doono golaha wasiirada ee Somaliland iyadoo la filayey Wakhti dheer in aya isku shandhayntani dhacdo.

bre

Wararkani oo faahfahsan kala soco warka danbe ee ka soo bax isku shaandhayntaasi

Xafiiska war qabadka hargeisa
hargeisa desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here