War Deg Deg Ah:- Xaalado Adag Oo Dib Uga Soo Cusboonaaday Buuhoodle Iyo Isimada Dhulbahante Oo Arimo Adag Wada

0
422

Burco(SDN)Isimada iyo waxgaradka beelaha dhulbahante oo talo qaran iskugu imid kuwaasi oo qaar koodna ku soo socdaan xarunta deegaanka Buuhoodle oo uu shirkani ka dhacayo kuwaasi oo sida warar xogogaal ahi shabakada suradnews ku soo gaadhayaan ay sheegayaan in ay qodobada ay ka wada hadlayaan ay ka mid tahay wada shaqaynta ay la yeelanayaan somaliland iyo xogo kale oo tibaaxaya in ay rabaan in dib ay u sameeyaan midnimo dhulbahante waxa ay ug yeedheen.

 

mar aan isku daynay in aanu la xidhiidhno xubnaha ka soo jeeda deegaanada Sool ayaanay noo suurto galin si aanu wax uga waydiino.

 

isha ku hay Shabakada Wararka Ee SURADNEWS

Image result for break news

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here