War Deg Deg Ah Weriye Mahamed Cabdilaahi Soofadhiiste Oo DIb U Helay Xoriyadiisii..

0
210

Berbera(SDN)Mahamed Cabdilaahi Soofadhiiste Oo Ah Wakiilka Telefishanka Somali Cable Ee Gobolka Saaxil Ayaa Mudo Laba Maalmood Ah Ku Xidhnaa Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Berbera Isagoo Galabta Dib U Helay Xoriyadiisii,

Wariyaha Oo Ka Mahadnaqay Cidkasta Oo Ka Qayb Qaadatay Sii DAyntiisa Oo Uu Carabaabay Warbaahinta Somaliland Khaasatan Warbaahinta Gobolka Saaxil, Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdilaahi Iyo Cidkastoo Ka Hadashay Xadhigiisii…

 

 

Omer Abdirizak Ali
Sources Khaalid Hassan Kharash Worked At Horn Cable Tv

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here