War Deg Deg Ah Wariye Ahmed Sicid Mohamed Oo Ka Hawl Gala Tvga Kalsan Oo Berbera Lagu Xidhay

0
182

Hargeisa(SDN)War Deg Deg Ah Wariye Ahmed Sicid Mohamed Oo Ka Hawl Gala Tvga Kalsan Xaruntiisa Berbera Ayaa Saaka Ciidamada Ilaalada Dekeda Berberi ay Xabsiga U Taxaabeen Kadib Markii Uu Shalay Warbixin Ka Diyaariyay Khilaaf Maamul Oo Uu Sheegay Inay Soo Kala Dhex Galeen Maamulka Dekeda Berbera Iyo Maamulka Kastamka Magaalada Berbera Waxayna Ciidankani Sheegeen Inuu Wariyahani U Xidhan Yahay Maamulka Dekeda Magaalada Berbera

 

Ururka Solja ayaan weli ka hadal xadhiga Suxufigan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here