War Deg Deg Ah Maxay Xukumaddu Ka Tidhi Mudaharaadka bari xisbiga wadani iclaamiyay

0
81

hargeisa(SN)Wasiirka Arimaha Gudaha Cali Maxamed Waracadde oo hada warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa gebi ahaanba mamnuucay isla markaana xisbiga Waddani uga digay mudahaaro ay dalka ka dhigaan Maalinta Beri ah.

Cali warancadde Waxa uu sheegay inay qayral dastuuri tahay mudaharaado salmi ah xiligan waxana uu sheegay inaan gebi ahaan ba xisbigaasi Waddani xukumadu wax ogolaansho ah usiinaynin inay sameeyaan Mudaharaado Salmi ah.
Isla maanta ayaa xisbiga WADDANI iclaamiyay in maalinta beri ah ee Isniinta ay taageerayaashooda guud ahaba dalku isugu soo baxayaan mudaharaado ka dhan ah Xukumadda SIILAANYO.
suradnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here