War Deg Deg Ah Dagaal Culus Oo Deegaanka Qulujeed Ee Gobolka Awdal Ka Socda

0
100

Boorama(SDN)Dagaal culus ayaa lagu Soo Waramayaa in uu mudo hada ku siman ilaa 30 Daqiiqo gudaha Magaalada Qulujeed ku dhex marayo Ciidamada Qaranka somaliland iyo malayshiyaadka Ridoobay ee Suldaan WARAB Gadhwadeenka ka yahay.
Ilaa hada Macadda khaasaraha dagaalkaasi ka dhashay dadka deegaankaasi ayaa warbaahinta usheegay in weli usoconayo Dagaalka maleyshiyada iyo Ciidamada Qaranku.

 

War Wixi Kasoo Kordha La SOCO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here