War Deg Deg Ah Ciidamada Booliska Gobolka Sool Oo Dhaawac U Gaystay Xildhibaanad Fahiima

0
2309

Laascaanood(SDN)Xildhibaanad Fahiima oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka ee degmada Laascaanood oo mar dhawayd ciidamada booliska gobolka sool dhaawac gacanta ah u gaysteen ayaa sheegtay in iyada oo ku sugan xarunta Telefiishanka Somnews Tv ay ciidamo boolis ah ay dhaawac u gaysteen waxayna xustay in ciidamada uu soo diray Gudoomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir.

Xildhibaanada Oo ka mid ah xildhibaanada ugu cad cad gobolka sool ayaa inta badan lagu tiriyaa mid mucaarid ah oo ka soo hor jeeda hanaanka iyo hawlaha xukuumadu ka wado gobolka sool taasi oo taabacsan Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here