War Deg Deg Ah:-Ale Ha U Naxariistee Waxa Dalka Sacuudiga Ku Geeriyooday Amiirkii Wadaankaasi Boqor Cabdala

0
226

Hargeisa(SDN)waxa dalka sacuudi  ku geeriyooday amiirkii wadaankaasi oo soo maamulayey mudo dheer sida uu baahiyey telefiishanka qaranka ee wadaankaasi., waxaana dhimashada boqorka xaqiijiyay boqorka walaalkii Salman, dhanka kalena Boqor Salman ayaa loo boqray una   doorteen qoyska iyo golaha wadatashigu inuu la wareego dhaxalka.

 

“boqor Salmaan bin AbdilAziiz Al saud ayaa u xaqiijiyay qoyska iyo qarankaba dhimashada Adeegaha labada masjid boqor Abdullah bin Abdulaziiz inuu geeriyooday subaxii hore.

 

Boqor cabdulla oo dhashay sanadkii 1923,kii ayaa xukunka qabtay 2006,dii isagoo gacan bir ahna ku qabtay ka dib markii xanuun ku soo booday walalkii boqor fahad bin Abdulaziiz,

 

Wixii warar ah eek u soo kordha kala soco Shabakada SuradNews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here