Waftigii SAMAWADE Ee Gudoomiye Cirro Oo Saaka U Baxay Degaano Hoos Yimaada Gobolada Saaxil Iyo Maroodijeex Iyo Ujeedada Socdaalkooda+Sawiro

0
98

Hargeysa(SDN) Waftigii SAMAWADE ee uu hogaminayay gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga Wadani mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa saaka u amba baxay deegano hoos yimaada gobolada Saaxil iyo Maroodi-jeex.

Waxaana deegaanada ay waftigani marayaan kamida deegaanka Go’da wayn, oo kamida gobolka Saaxi ahna deegaanka uu u dhashay gudoomiye Cirro, iyo degaano kale oo badan.

 

 

Waxaana ujeedada socdaalka waftigan ay saaka ku kalaheen uu daaran yahay dardar gaalinta hawlaha diiwaangalinta iyo waliba sidii ay usoo indho indhayn lahaayeen xalaadaha guud ee ay ku sugan yihiin dad iyo duunyada ku dhaqan deegaanadaasi.

1 2 3

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here