Wafti Ka Socda Dalka Jordan Oo Somaliland Soo Gaadhay

0
188

Hargeysa(SDN)Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wafti balaadhan oo ka socday dalka Jordan oo soo gaadhay dalka Somaliland.

waxaana ujeedada socdaalka waftigan faah-faahin ka bixiyey wasiirka arrimaha dibada somaliland Dr Sacad Cali Shire.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here