Wadan ku yaala Africa oo Hilibka Dameerada si aad ah looga cuno

0
129

Qaar ka mid ah warbaahinta Caalamka ayaa soo bandhigay Sawiro iyo Muuqaalo ku saabsan mid ka mid ah wadamada Qaarada Africa oo si aad ah looga cuno Hilibka Dameerada kaas oo ka noqday wax iska caadi ah ama shacabka dalkaas ay jecel yihiin ama ku nool yihiin .

 

Suuqyada dalka Zimbabwe gaar ahaan Waqooyiga dalkaas ayaa maalin kaste waxaa ku arkeysaa kala iibsiga hilibka Dameerada kaas oo mararka qaar ka qaalisan Hilibka caadiga ah sida Hilib Ariga iyo kan Lo´da .

Madaxweynaha mudada dheer xilka dalka Zimbabwe hayay Mr.Robert Mugabe ayaa dhoor jeer waxa uu shacabkiisa ku dhiira galiyay in hilibka Dameerada uu yahay caafimaad aysana dhag jalaq u siin dacaayada iyo aflagaadada kaga imaaneysa warbaahinta Caalamka .




LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here