Ururkii Jiidali Oo Marin Habaabay+Xukuumada Oo Faro Bas Ku Haysa Ururada Bulshada Iyo Saxaafada

0
196

Hargeisa(SDN)Ururka Jiidali Oo Baryihii U Danbeeyey Uu Hadal Haynta Bulshadu Ku Badnay Ayaa Waxa Muuqata Mid La Marin Habaabiyey Taasi Oo Ka Lumay Jihadii Uu U Jeeday Bishii Ina Soo Dhaaftay Oo Xabsiga Magaalada Hargeisa Laga Soo Daayey Qaar Ka Mid Ah Hogaanka Ururka Jiidali Ayaa Wax Gaabis Noqday Dhaq-Dhaqaaqyadii Iyo Waliba Shaqooyinkii Loo Asaasay Ururkaasi.

Tan Iyo Mudadii La Saasay Oo Ahayd Waxti Kooban Ayaa Waxa Qaar Ka Mid Ah Ilo U Dhaw-Dhaw Ururka Jiidali Ay Sababihii Loo Asaasay Ahayd Si Looga Hor Imaado Muran Xoogan Oo Ka Taagnaa Wakhtigaasi Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye Uuna Asaasay Gudoomiyaha Isla Xisbigaasi Muj Muuse Biixi Cabdi.

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Ayaa La Sheegay In Ay Faro Ku Lahayd Xidhitaanka Gudoomiyihii Ururkaasi Iyo Waliba Xubno Kale Oo Ka Mid Ah Isla Ururka Jiidali Balse Tan Iyo Maalintii La Soo Daayey Ayaa Waxa Cad In Shaqooyinkii Iyo Hawlihii Ay Gaabis Noqdeen.

Balanqaadyadii Iyo Waliba Talooyinkii La Kala Qaatay Oo Ay Ahaeen
1)In Aan Wax Badanbe Oo Can Baarayn Ah Aysan U Jeedin Xukuumada
2)In Wada Shaqayn Balaadhani Ka Dhaxayso Labada Dhinac
3)So Oaf Jarida Wax Kasta Oo Ay Taba Nayaan Ururka Jiidali
4)In Hore Loo Dhaqaajiyo Xaalada Dhaq Dhaqaaq Ee Ururka Taasi Oo Horumar U Keenaysa Bushada Reer Somaliland.

Waa Markii Ugu Horaysay Ee Urur Noocani Ah Inta La As Aasao Hadan Si Cad Ay Xukuumadu U Dumiso Ururada Kale Ee Ay Faraha Ba,An Ku Hayso Ayaa Waxa Kamid Ah
1)SONYO
2)SOLJA
3)SONSAF

Hadab Xukuumada Somaliland Oo Ay Bulshadii Soo Dooratay Walaac Weyn Ka Muujisay Ayaa Wax Muuqda In Niyad Jab Weyn Ka Qabaan Siyaasada Iyo Nidaam Xumada Xukuumada Uu Gar Wadeenka Ka Yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here