Ururka Qareenada Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Xukuumadu U Gayestey Afhayenka Xarunta Xuquuqal Iinsanka

0
297

Hargeysa (SDN)Ururka ay ku midoobeen qareenada Somaliland ayaa waxaa ay si adag u canbaareeyeen xadhig ay ciidamada Boolisku u geysteen afhayeenkii xuquul Iinsanka Somaliland .

Image may contain: 4 people, people sitting

 

Sidoo kale waxaa ay xukuumada Somaliland ugu baaqeen qareenadani in sida ugu dhakhsa badan qoriyadiisa ugu soo celiso afhayeenkii xaquuqul Iinsanka Somaliland Dhinca kale waxaa ay qareenadani cod dheer ku sheegen in loo baahan yahay dib u haben lagu sameeyo sharciyada ciidanka Booliska.

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here