Ujeedada Madax Dhaqameed OROMO Ah Hargeysa Soo Gaadhey

0
142

Hargeysa (SDN)Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa waxaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey wafti ganacsato iyo Madax dhaqameed isku jira oo ka soo jeeda qoomiyada OROMADA ee dalka Itoobiya .

Waxaa ay madax dhaqameedkan iyo ganacsatadani ay sheegen in Somaliland ay dhaqaalaha ugu badan ka helaan , balse may sheegin ujeedka dhabta ay ee Hargeysa u yimaden.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here