Tartankii Shaqooyinka Oo Soo Gaadhay Xirfadlayaashii Iyo Hay’adda Shaqaalaha Oo Darawalo Imtixaan Ku Xulatay

0
183

Hargeysa (Ilays-News):- Waxaa Maanta soo idlaaday dhajinta natiijada tartan xirfadleyaal “Darawalo” ay u

 

tartameen kaalmo shaqo oo ka banaanaa hay’adda shaqaalaha dawlada JSL

Guulaystayaasha oo tiradoodu dhammayd 6 ayaa kasoo dhex baxay tartamayaal tiradoodu aheyd 20 qof, kuwaas oo galay tartan dhinacyo badan laga eegay sida:

Image may contain: 1 person, standing, wedding, sky, child, outdoor and nature

 

= Diyaar garowga iyo Feejignaanta Darawalka

= Dib u socodka

= Dalcadaha

= Calaamadaha Waddo Marista

Imtixaan qaadayaasha oo ka kala socday Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Ciidanka Illaalada nabadgelyada ayaa ugu dambayn soo saaray natiijada guulaystayaasha

Gudoomiyaha Haaya’ada Shaqaalaha Md Sharmaake Geele ayaa waxaa uu Illaahay mahadii ku tilmaamay in ay Haay’ada Shaqaalaha Somaliland a n dedaal weyn ugu jirno in cid walba hesho fursad Caddaladeed iyadoo ilaa imika tartan loo galay dhinacyo kala duwan sida:

* Shaqooyinka Qalinlayda ee Dawlada

* Dhalinyarada ku nool Gobolada Dalka

* Deeqaha Waxbarasho ee Shaqaalaha Dawlada

* Shaqooyinka Xirfadleyaasha ee Dawlada

Arintan ayaa noqon doonta mid fursad siisay ka sakow qalinlayda in ay xataa xirfadleyaashii helaan tartan furan oo Caddaaladeed, taasi oo ku keentay dareen farxadeed in ay kalkooda wax ka heleen fooraha caddaalada

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: car, outdoor and nature

Image may contain: 3 people, people standing, sky, child, outdoor and nature

Image may contain: one or more people, outdoor and nature

Image may contain: 1 person, smiling, standing, child, outdoor and nature

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: one or more people, baby and outdoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here