Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Saldhiga Qudhac-Dheer

0
203

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal iiman iyo Gudida Horu Marinta Dagmooyinka Maxamuud Haybe Iyo Maxamed Mooge ayaa maanat si Wada Mashaariico dhagax dhig iyo xadhig ka jaris isugu jira ka sameeyay Xaafadaha Maxamuud Hayeb IyO Maxamed Mooge .

Xadhig ka jiridan iyo dhagax dhigan oo isugu jiray saldhiga Maxamud Haybe oo xadhiga laga jaraayo qaybo lugu soo kordhiyay iyo saldhiga Maxamed Mooge oo isna lugu kordhinaayo qaybo Cusub  Ugu Horayn waxa halkaasi Hadlo ka soo jeediyay Garaad Mahad Maxamed C/Laahi “Maanta waxaan xadhiga ka jaraynaa DHisme uu Jananku noo dhagax dhigay Laba Bilood Ka Hor balan qaad aanu halkan ka


balan qaadnay in aan halkan ka dhisi doono laba maqsin oo aanu ku kordhin doono Saldhiga Gudhac dheer Ilaahay mahadii Weye waanu ku guulaysanay waana kuwaa maanta dhisan .

Waxaan halkan ugu mahad-naqayaa Ganacsatadii iyo garabka naga siisay Dhismahan anoo dhamaantood halkan ku magacaabi karyn waan bogaadinayaa Waxaan idiin sheegayaa waxaad shacabka somaliland tusteen in aad waxa qabsan kartaan .

Cumar xaaji dahir Gudoomiyaha Gudida Horu marinta Dagmooyinka Maxamuud hayeb iyo maxamed mooge ayaa dhankiisa halkaasi hadlo ka soo jeediyay “dhamaan waxaan u mahad-naqayaa dadkii gacanta ka gaystay dhismaha halkan ee ganacsato leh ee shirkado dhisme leh cid walab waan u mahad-naqaynaa ma kala reebayno janankan waxaan ka rajaynaynaa in uu qaybtiisa na tari doono waxaanu uga baahano anagu jeelalkan yar yar waxaanu u dhisnay sidii lugu xidhi lahaa dadka falalka xun xun geysta ee u maan dhisin in lugu xidho dadka muxsiniinta ah  .

Sidoo kale waxa halkaasi hadlo ka soo jeediyay Taliyaha Ciidkan Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan “Gudida Horu Marinta Dagmooyinka Maxamuud Haybe IyO Maxmaed Mooge aad ayaa u mahadsantahay waa gudi iyadu is xilqaantay mudo laba bilood ka hor ah kolay saxaafada waanu wada joognay oo halkan ayaa dhagax dhignay maantan ilaahay mahadii waa noo dhamaday oo xadhiga ayaanu ka jaraynaa kolay intii dhankayag nagag soo hagaagta waanu qaadanaynayaa anaga ka booliis ahaan .

Geesta kale waxa uu taliyaha ciidanka  booliisa Somlailand Sareeye Guuto Cabadilaahi Fadal Iimaan Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Lugu Kordhin doono Saldhiga Maxamed Mooge taliayaha oo arintaasi ka hadlayaa waxa uu yidhi “Marka hore Odayaasha Maxamuud Haybe waa ku mahadsantihiin dhismahan kale ee aan maanta idinla dhagax dhigayno .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here