Taariikhdii Marxuun Wariye Yoonis Cali Nuur

0
502

Hargeysa(SDN)Alle Ha u naxariistee wax habeenkii xalay ahaa magaalada London ku geeriyooday Suxufi Yoonis Cali Nuur oo ka mid ahaa ruug cadaayada saxaafada soomaalida, waxaanu halkan idiinku soo gudbin doonaa taariikh nololeedka kooban oo ku saabsan Marxuunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here