Somaliland Oo Lagu Eedeeyay In Ay Cabudhinayso Saxaafadda

0
289

London(SDN)Xukuumadda Somaliland ayaa xidhay xarumaha labo Television oo gaar loo leeyahay, kuwaasi oo kala ah Somnews iyo SBS. Somaliland ayaa telefishenadan ku eedaysay in ay kasoo horjeedaan qaranimad Somaliland.

 

Somaliland ayaa waxa lagu eedeeyay inay cabbudhinayso saxaafadda Madax-bannaan

 

Halkan hoose DAAWO warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here