Socdaalkii Madaxweynaha Somali Land Iyo Madaxweynaha Ku Xigeenka Mamul Goboleedka Garowe

0
201

Maxdaweynaha Somali land wuxu dhagax dhigay tuulo u dhow ,una jirta 20 kilo meter mid u dhigay madaxwaynaha Ku xigeenka mamulka Garowe ,maxaa lagu fasiri kara ? Daandaansi , colaad abuur , xoog istus , dhoola tus siyaasi ah , awood ah , Iwm . Ciidankii qaranku mee , mamulkii degaanka mee ee u dhaw casimaad labad ee dalka , Burco ? Berrina waxa iman in lagu arko Burco agtiida , Lasccanod , Cerigaabo , Iwm . Dalkii miyaa laga sexday ilaalintiisii , mamulkiisii laguna mashquulay socdaalka Madaxweynaha , Iwm . Hay , hay , nifaaqad laysku mamulayo dalka , shaqadii dalka loo xanabay

socdaalka Madaxweynaha oo leh barnaamijyo cimri dharar mamul , ka cararka dhibaatooyinka dalka ka jira oo xaqiiqda aan la arkayn si loo mamulo dalka sidii loo egmaday oo daccad nimo ku jirto si loo helo raaxo , wanaag , barwaaqo , Iwm oo layska indhatirayo . Marka ha laga baqdo Illahay Subahanu Wataala , hana qabto gof kasta dhaartii uu dalka u dhaartay , lana xisaabtamo naftiisa inta aan la xisaabin oo camal jirin , xukun mooye . Alhuma ihdina lima fihii Alkhayr fi dunya wal akhira , waj calna minal mutaqiin . Yastakhifoon Mina Nas wala yakhafoon Mina Allah , Subhanu Wataala.

Waa

Ibrahim H Elmi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here