Shirkii Wada Tashiga Asxaabta Siyaasada Iyo Xukuumada Oo Furmay

0
73

Hargeisa(SDN)Waxa goordhoweyd Si rasmi ah Hotel Ambasaddor ee hargeysa uga furmay wada hadaladii Sadex geesoodka ahaa ee labadda Xisbi Mucaarad iyo xukumadu kaga arin sanayaan khilaafka mudo kordhinta Guurtidu usamaysay xukumadda.

 
4 Xubnood ayaa dhinac walba u metelaya wada hadalkan oo hada goroda lays daray.

 

XUKUMADDA Kulmiye.

1- Madaxweyne Xigeenka Saylici.
2-Muuse Biixi Gudomiyaha Kulmiye.
3-Baashe Maxamed Gud. Xigeenka Wakiiladda.
4- Maxamed Kaahin Gudomiye Xigeenka KULMIYE.

 

Dhinaca Mucaaridka WADDANI

1-Gudomiyaha Xisbiga CIRO.
2-Gudomiye Xigeenka Xisbiga Mumin Seed
3-Xoghayaha Siyaasada Ee Xisbigaasi Maxamuud Ragge
4-Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Uurcadde.

 

Dhinaca Mucaaridka UCID
1- Gudomiyaha Xisbiga Faysal Cali Waraabe
2-Gudomiye Xigeenka Sadexaad Cali Guray
3- Murashaxa Madaxweyne Xigeen Cabdirashiid Xasan Mataan
4-Xoghaye Ku Xigeenka Guud Ee Xisbigaasi Cabdinaasir Qodax,

 

Amaanka hotelka ayaa si weyn loo adkeeyay waxana xusid mudan in gudaha hoolka wada hadalka uu ku sugan yahay Wasiirka arimaha Gudaha Cali warancadde.

 

312

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here