Shirkada Pepsi Oo Soosaartay Mobile Casri Ah

0
133

Shirkada Sharaabka Ee Pepsi Cola ayaa samaysay Telefoono casri ah oo ay ugu talo gashay dadweynaha.

daah furka telefoonadann cusub oo ka dhacday dalka China ayaa waxa lagu sheegay in uu aad uga jaban yahay telefoonadii hore isla markaana adeegyadiisu ay yihiin kuwo casri ah.

Telefoonkan cusub ee ay Pepsi Cola soo saartay cabirkiisu waa 5.5-inch, Muraayadiisu waa 1080p,  xajmiiisu  2GB RAM, maskaxdiisu 16GB, waxaana soo dhwaeeyay dadka isticmaala mobilada intii uu markaas gaadhay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here