Shirkada Maamusha DP-WORLD Oo Diiday In Saaka Gabi Ahaan La Galo Gudaha Dakada

0
3938

Berbera(SDN)Shirkada maamusha dekeda Berbera oo diiday gabi ahaanba in gudaha loo galo dekeda taasi oo dadka ku xidhay in ay soo qaataan kabaha adag ee shaqada loogu talo galay walow aanay u qaybin ganacsatada, dadka wax cashuura iyo waliba kuwa iyagu iskood ula baxaya araabadooda waxaanay tani noqonaysaa cadaadis balaadhan oo lagu hayo ganacsatada kala duwan dhawaan ayey ahayd marka dhanka dawlada dhexe ee Kastamku dalacay cashuurta lagu cashuuro alaabada kala duwan ee ka soo dagta dekedaha dalka.

Wixii faafaahin ah kala soco shabakada Suradnews.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here