Shirkada Caymiska Ee Takaful Oo U Dabaal Dagtay Sanad Guuradii Shanaad(5aad)

0
164

Hargeysa(SDN)Shirkada Caymiska ee Takaaful oo habeenkii xalay ahaa u dabaal dagtay sanad guuradii Shanaad (5aad) ee asaaska shirkada, taasi oo munaasibadaasi lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana ka soo qayb galay Gudoomiyaha golaha wakiilada JSL Baashe Maxamed Faarax, Wasiirka wasaarada boosaha iyo is-gaadhsiinta Cabdiweli Cabdilaahi Suufi, Wasiirka Gaadiidka iyo horumarinta jidadka Cabdilaahi Abokor, Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Hinda Jaamac Xirsi, qaar ka mid ah culimada waa weyn ee dalka Sh Maxamed Sh Cumar Dirir, salaadiin iyo waliba masuuliyiin aad u tiro badan.

Xafladani oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ahayd mid hanaankeeda iyo meeqaam keedu uu aad u sareeyey, Faah-faahinta warkaasi Muuqaalka Hoose Kaga Bogo.

HALKAN KA DAAWO.

Image may contain: 1 person, suitImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, suitImage may contain: 1 personImage may contain: 1 personImage may contain: 5 people, people sitting and weddingImage may contain: 14 people, people sittingImage may contain: 22 people, people smiling, crowdImage may contain: 21 people, crowdImage may contain: 5 people, crowdImage may contain: 1 person

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here