Shirkada Caymiska Ee Takaful Oo Si Weyn Uga Qayb Qaadatay Carwada Ganacsiga Somaliland

0
163

Hargeysa(SDN)Shirkada caymiska ee Takaful oo si weyn uga qayb qaadatay carwadii sideedaad(8aad) ee ganacsiga Somaliland oo maanta ka furantay magaalada hargeysa taasi oo ay ka soo qayb galeen shirkadaha ganacsiga ee bixiya agabka iyo adeega ayaa ahayd madal si meeqaam sare ah loo soo agaasimay taasi oo ay shirkada caymiska ee Takaful aad uga muuqatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here