Shimbiro Aad U Badan Oo Qasay Jawiga Magaalada California

0
144

Shimbirahaani ayaa qasay jawiga magaalada California, kadib markii ay buux dhaafiyeen hawada iyaga oo raxan ah.

Sawir qaade lagu magacaabo Rob Palmer ayaa si kadis ah ku arkay Shimbiraha waxa uuna durbadiiba la dabakacay Sawir si uu uga faa’iideysto fursadaasi lama dhaafaanka ah.

Rob Palmer ayaa sheegay inuu aad u xiiseeyo fursadaha ceynkaasi ah, sidaana ay ugu suuragashay inuu ka faa’iideysto qaadista Sawirada.

Waxa uu Rob Palmer sheegay in dhif iyo qaliil ay tahay in mar waliba aad fursad ceynkaani ah aad ku aragto shimbiro is uruursaday oo dul heehaabaya hal meel.



LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here