Sheekh Ku Baaqay In La Dilo Xildhibaanada Ka Hor Imaada Dawlada

0
377

Hargeysa(SDN)Afhayeenka Hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa waxa uu soo jeediyey in Tallaabo Adag laga qaado Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Dawlada Federaalka Soomaaliya.

 

Sheekha ayaa la sheegay in Aysan Hadda ubaahneyn ka hor imaanshiyo Dawlada oo dadka ay weli ka muuqato dhibta laga dhaxlay Musiibadii Qaraxii Soobe, Munaasabad ka dhacday Muqdisho ayuu ka sheegay Sheekh Nuur Baaruud in Mooshin Wadayaasha ay yihiin kuwo Caada qaatayaal ah in laga matajiyo lacagaha ay qaataan.

 

Arintaan ayaa waxa saameyn ay ku yeelan kartaa Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka ashtako keenay hadalkaasi uu si aan wanaagsaneyn uu sheekha kula hadlay.

Image result for break news

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here