Shacab weynaha gobolka togdheer ayaa manta ka mudaharaaday kor u kaca doolar ka marakanka

0
128

vlcsnap-2015-05-27-03h03m00s18 vlcsnap-2015-05-27-03h04m45s14 vlcsnap-2015-05-27-03h05m26s154 vlcsnap-2015-05-27-03h05m46s157 vlcsnap-2015-05-27-03h06m21s240 vlcsnap-2015-05-27-03h06m28s57 vlcsnap-2015-05-27-03h06m35s142 MONEY BURVO

Shacab weynaha gobolka togdheer ayaa manta ka mudaharaaday kor u kaca doolar ka marakanka

Kaas  oo salka ku haya in dolar  laga saaro wadan ka Somaliland waxayna dawlada ahmed maxamed siilaanyo uu hogaaminaayo ugu baaqeen in dolarka laga joojiyo wadan ka jamhuuriyada Somaliland

Oo lagu is ticmaalo lacagta somalialnd

Dhan kalena danyarta gobolka togdheer ayaa dareen kooda ka muujiyay kor u kaca dolar ka kaas oo ay ku tilmaameen in aanay awoodi Karin in ay wax ku soo iibsadaan  hase ahaatee ay sheegeen in ay

Ayaga dani ugu jirto lacagta laanta ah

Dhankalena waxay maxadaweynaha baaq ugu direen in uu usameeyo dolar ka goobo gaar ah oo loogu soo hagaago  sida baanka jahmhuuriyada Somaliland  dadweynaha ayaa dhan kalena ku dhawaaqay in ay hadii wadan ka dolarka laga joojiyo tahriibtu  yaranayso taasna waxa sabab u ah dolarka lagu isticmaalo wadanka Somaliland  dhalinyarta wadanka ka tahriibaysa ay shaqo helilahaayeen wdankuna hodon noqon lahaa  hadii dolarka wadanka laga joojiyo

Kor u jaca kuyimaada ayaa danyartu aanay ayood u hayn

Dhankalena waxay baaq udireen madaxweyanaha jamhuuriyada Somaliland ayaga oo

Ku dhawaaqaya in dolarku ku hayo dhibaato weyn oo anay ka soo kaban Karin

Cabdiqani jama (ilkacase)

Suradnews.com

Office/burco

CVVVVVVVVVVVVVVVVVVVVVSDDDDDDD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here