Sh Dabacsar Oo Hargeysa Imanaya Iyo Halka Uu Soo Marayo

0
1256

Hargeysa(SDN)Sh Cabdiraxmaan Dabcasar oo mudooyinkii u danbeeyey ka mid ahaa dadka sida weyn loola socdo ayaa ku soo aadan magaalada hargeysa kaasi oo hada soo socda magaalada Dubai sida aanu warar ka ku helayno waxa kale oo la sheegay in sh Dabcasar uu qudbado kala duwan uu ka gali doono magaalada hargeysa iyo qaar ka mid ah gobolada somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here