Sawirro Naxdin Leh Kooxda ISIS Oo Madaxa Ka Jartey Saddex Nin Oo Kurdish Ah

0
190

Ciraaq(SDN)Kooxda isku magacwodey khilaafada islaamka ee ISIS ayaa waxay goobaha ay gacanta ku hayaan ee dalka Ciraaq ay madaxa kaga jareen saddex nin oo dhalashadoodu tahay Kurdishta Ciraaq, kuwaasi oo ay ku eedeeyeen in ay basaas u ahaayeen dowladaha reer galbeedka Iyo Iiraan.

 

Sida laga daawaday Muuqaal ay soo bandhigeen ururka Daacish ayaa laga daawadey sadddexda nin oo ku lebisan maryo cas-cas oo isku eeg, ayaa laga arkey muuqaalka oo argagax lahaa.

Dhianca kale waxaa farriimo hanjabaada looga soo direy muuqaalkkaas dhamaan dowladaha reer galbeedka iyo kuwa iyaga la shaqeeya , waxaa sidaasi oo kale muuqaalka laga dheehan karayey nin watay mindidii uu madaxa kaga jari lahaa seddexdaasi nin.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here