Sawirradii dunida ugu layaabka badnaa toddobaadkan

0
241

Sawirradii dunida ugu layaabka badnaa toddobaadkan

Madaxweyne Donald Trump ayaa labadii bishan Diseembar shir jeraa'id ku qabtay meel banaan ah, oo Aqalka Cad agtiisa ah iyadoo weliba uu roob da'ayo ka hor inta uusan raacin diyaradda ciidamada Mariiniska ee Mareykanka.Lahaanshaha sawirkaTOM BRENNER / REUTERS
Image captionMadaxweyne Donald Trump ayaa labadii bishan Diseembar shir jeraa’id ku qabtay meel banaan ah, oo Aqalka Cad agtiisa ah iyadoo weliba uu roob da’ayo ka hor inta uusan raacin diyaradda ciidamada Mariiniska ee Mareykanka.
Presentational white space
Mudaaharaade gacanta ku haya toosh qiiq bixinaya isagoo ka qeyb qaadanayay mudaaharaad ka socday magaalada Marseille ee dalkaasi Fransiiska kaasi oo loga soo horjeeday qorsha hawlganimada ee dalkasi.Lahaanshaha sawirkaGUILLAUME HORCAJUELO / EPA
Image captionMudaaharaade gacanta ku haya toosh qiiq bixinaya isagoo ka qeyb qaadanayay mudaaharaad ka socday magaalada Marseille ee dalkaasi Fransiiska kaasi oo loga soo horjeeday qorsha hawlganimada ee dalkasi.
Presentational white space
Ubaxyo qurux badan ayaa la dhigay buundada London, kuwaasi oo loogu tacsiyeeynayo Jack Merritt iyo Saskia JonesFloral oo lagu dilay weerarkii mindida ee 29-kii Noveber ka dhacay Hoolka Fishmongers ee Buundada London.Lahaanshaha sawirkaPETER SUMMERS / GETTY IMAGES
Image captionUbaxyo qurux badan ayaa la dhigay Buundada London, kuwaasi oo loogu tacsiyeeynayo Jack Merritt iyo Saskia Jones oo lagu dilay weerarkii mindida ee 29-kii November ka dhacay Hoolka Fishmongers ee Buundada London.
Presentational white space
Waa shaqaale ka hawl gala warshadda telefoonada ee dalkaasi Uganda, kuwaasi oo isku habeeynaya Moobeellada. Warshaddan oo ah tii ugu horreysay ee laga sameeyo Uganda ayaa waxaa ay shaqeyneysay tan iyo bishii Ogosto ee sannadkan 2019-ka.Lahaanshaha sawirkaLUKE DRAY / GETTY IMAGES
Image captionWaa shaqaale ka hawl gala warshadda moobellada lagu sameeyo ee dalkaasi Uganda, kuwaasi oo isku xirxiraya Moobeellada. Warshaddan oo ah tii ugu horreysay ee laga aasaaso Uganda ayaa waxaa ay shaqeyneysay tan iyo bishii Ogosto ee sannadkan 2019-ka.
Presentational white space
Nin da'yar oo ka mid ah dibedbaxayeyaasha dalkaasi Ciraaq oo ay ku u tuurayaan asxaabtiisa fagaaraha Taxriir kula mudaaharaadaysay.Lahaanshaha sawirkaHUSSAIN FALAH / AFP
Image captionNin da’yar oo ka mid ah dibedbaxayeyaasha dalkaasi Ciraaq oo ay kor u tuurayaan asxaabtiisa fagaaraha Taxriir kula mudaaharaadaysay.
Presentational white space
Waa Raysal Wasaaraha Britain Boris Johnson oo taayar ka baddalaya gaawaairada loo isticmaalo tartanka xawaaraha xilli uu booqday goobtaasi.Lahaanshaha sawirkaHANNAH MCKAY / REUTERS
Image captionWaa Raysal Wasaaraha Britain Boris Johnson oo taayar ka baddalaya gaawaairada loo isticmaalo tartanka xawaaraha xilli uu booqday goobtaasi.
Presentational white space
Waa hogaamiyaha xisbiga Labour-ka UK Jeremy Corbyn oo tagay maqaaxi yar isagoona ka shaqaalaha ka caawinaya qeybinta cuntada.Lahaanshaha sawirkaJOE GIDDENS / PA MEDIA
Image captionWaa hogaamiyaha xisbiga Labour-ka UK Jeremy Corbyn oo tagay maqaaxi yar waxa uuna shaqaalaha ka caawinayaa qeybinta cuntada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here