R/Wasaaraha Holland oo Cashir u dhigay Cunsurigii la celin waayay iyo Niyad jabka qabsaday

0
314

Taageerayaasha Xisbiga VVD iyo inta badan dadka wanaagsan ee reer Holland ayaa dabaaldeg balaaran ku jira ka dib markii uu talada dalkaas mar kale ku guuleystay Raisul Wasaare Mark Rutte oo cashir u dhigay Xisbiga Cunsuriyiinta .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
Raisul Wasaaraha dalka Holland oo Mr.Mark Rutte oo hagaamiyo Xisbiga Volkspartij Voor Vrijheid (VVD) ayaa helay codadkii la qaaday 31% taas oo ka dhigan inay Baarlamaanka dalka Holland ku yeelanayaan 150 Kursi .

 

 

Cunsuriga reer Holland ee Geert Wilders oo watay xisbiga (PVV) ayaa madax xanuun ka qaaday tartanka doorashada wadanka Holland ka dib markii ay kaalinta labaad Xisbiyo kale ku qabsadeen .

Geert Wilders ayaa codad ku raadinayay inuu dalka Holland ka saari doono Midawga Yurub waliba uu xiri doono dhamaan masaajidada ku yaal dalkaas kaas Qaxootiga sidoo kale ka xiri doono Xuduudaha dalkaas .






LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here