Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Madax-dhaqameedka Gobolada Sanaag iyo Sanaag Bari Hadhimo Sharafeed U Sameeyey

0
35

Hargeysa(SDN)Rugta ganacsiga JSL oo maanta xaflad hadhimo sharafeed ah u sameysay madax dhaqameedka gobolada sanaag iyo badhan oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa caasimada Somaliland ee Hargeysa kuwaasi oo marti qaad rasmi ah ka helay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxaana mudooyinkii u danbeeyey casuumado iyo kulamo gaar gaar ah ay la kala yeelanayeen qaybaha kala duwan ee bulsho weynta ku dhaqan Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here