Roobabkii guga oo si fiican uga daya gobolka togdheer iyo degmoyiinkiisa magalda burco

0
152

burco(SDN)Roobabkii guga oo si fiican  uga daya gobolka togdheer iyo degmoyiinkiisa magalda burco ayaa waxa malmihii ugu danabaysay

U ka dayay magalada burco waxa uu si fiican u helay magaldada burco waxan goob walaba fadhiya biyaha waxan wadooyinka buxu dhafiayay biyaha roobka oo malamo badan dhex fadhiya jidadka waweyn iyo xafadaha maglada burco dhexdeeda ilaa iyo inta ay ka urayan balse dawlada hoose ee magalda burco iyo xilbaanda golaha degaanka ayaa ka gabiyay in ay wax ka qabtan biyaha dhex fadhiya xafdaha magalda burco

Golaha deegaanka magala burco ayaa waxa ay dadweyanaha heer burco ka sugayeen wax qabad baladhan hase ahaatee ma muuqato ilaa haatan wax  waxqabad ah

Hadaba xaalada guud ee magalada burco ayaa haatan ah mid hoos u dhawac weyni ka muuqdo marka la is bar bardhigo golihii hore iyo ku wan hada jooga

Oo aan wadooyiinkii hoos u  eegayn iyo dadweynihiiba

Hase ahaatee waxay biyahayni khatar galinayaa caafimaadka g/ogdheer  iyo ka dagmahaanaba iyada ii xiligan ay tahay xili ay kaneeco badan ka diulaacday magalada burco hase ahaatee biyahna waxa ka dhalan kara cuduro halis ah hadii aan si dag dag ah wax looga qaban

Cabdiqani jama ahmed (ilkacase)

Office/burco

Suradnews.com

 

101_9327 101_9328 101_9329 101_9330 101_9331 101_9332

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here