Roob Dabaylo Wato Oo Hada Ka Daya Deegaanka Aw-Barkhadle Oo Gaystay Dhibaato Laxaad Leh

0
815

Hargeysa(SDN)Roob Weyn Oo Dabaylo Wata ayaa dumiyay Afar Guri, halka uu ilaa Todoba guri Oo Kale Jiingada Ka Qaaday,Roobkan Ayaa lagu soo waramayaa inuu ilaa hada ka Da’ayo Deegankaasi mana jiro wax khasaare Nafeeda oo la xaqiijiyay.

Dhinaca kale waxaan goor dhaweyd telefoonka kula xidhiidhay guddoomiyaha degmada laasgeel Mustafe Ibraahim cismaan waxaanu sheegay in jiro gaadhi hadda laga soo badbaadiyey dooxa AwBarkhadle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here