Raxmada Roobka Ee Curashada Guga Oo Deegaanko Ka Mid Ah Somaliland Ka Day

0
1327

Wajaale(SDN)Raxmada roobka oo ka curtay deegaanada Togwajaale ee magaalo xuduudeedka somaliland iyo ethiopia halkaasi oo lagu soo waramayo in uu ka day roob lagu diirsaday oo mudooyinkii u danbeeyey lawada sugayey taasi oo la filayo in uu wax weyn ka taro abaaraha ba an ee soo noqnoqda ee ka jira deegaanada dhulka somalida gaar ahaan somaliland.

 

Wajaale Desk
Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here