QOYSOOW MAXAAD TAHAY?

0
210

Haddaba isu tagga lammaanahaas ka kooban labada jinsi ee kala kaan ka ahi marka ay heshiiyaan kuna heshiiyaan wada noolaansho

https://i0.wp.com/millionyouth.com/wp-content/uploads/2015/01/Dhallin-Mida.jpg?resize=640%2C480

Wax kasta oo uu Alle abuuray waxa uu ka kooban yahay isu tagga Lab iyo dhaddig. Labka  iyo dhadigga  midina kama maarmo ka kale, mid waliba waxa uu ku tamariyaa tayo iyo tognaanna ku yeeshaa marka uu helo lammaane dhiggiisa ah oo la garta nolosha.

Haddaba isu tagga lammaanahaas ka kooban labada jinsi ee kala kaan ka ahi marka ay heshiiyaan kuna heshiiyaan wada noolaansho ayaa waxa ka dhex dhalata nolol, noloshaas oo ka duwan tii hore ee ay ku jireen markii horre ee ahayd kali kalida. Noloshaas cusub ee ay sameeyaan ayaa la yidhaa Qoys.

Waa nolol lagaga baxay waaxid  oo looga  gudbay wadar. Wadarta labadooduna waa carruuta ka farcami doonta,

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here