Qisada Kala Qabsatay Sarkaal Ka Tirsan Booliska Iyo Madaxweyne Muuse Biixi

0
831

Hargeysa(SDN)Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland oo ka qayb galay xaflada xidhitaan oo loo xidhayey askar ka tirsan Booliska somaliland oo dhamaystay tababaro kala duwan ayuu kula kulmaya mid ka mid ah sarakiishaasi oo ay wakhtiyo kala duwan oo qarkood adkayeen soo wada mareen waxaana ay halkaasi isku dhaafsadeen Kaftan iyo hadalo u badnaa Mahadnaq.

 

Muuqaalkan kaga bogo sidii ay u dhacday markii ay is arkeen Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Sarkalkaasi ay mudadu iskugu danbaysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here