Qaar Ka Mid Ah Nusdambeedkii Waddani Oo Ka Soo Dhex Muuqanaya Xukuumada Madxawayne Muuse

0
386

Hargeysa(SDN)Qaar ka mid ah kaadiriintii xisbiga mucaaridka ah ee laga guulaystay waa Xisbiga waddani ye oo ka mid noqonaya xukuumada uu soo dhisayo madaxwyane Muuse Biixi Cabdi kaasi oo lagu tirinayo in lagu wado siyaasigii weynaa ee hore u soo noqday Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed nuur Caraale duur oo aad loo hadal hayo kaasi oo lagu tilmaamay in sababaha uu u soo xulayo Madaxwayne Muuse ay tahay in uu yahay masuul ka soo baxa kana soo dhex muuqda hadba halkii uu tago sida dhisida ciidamada RRU,SPU Iyo hirgalintii xarunta cusub ee wasaarada arimaha gudaha.

Image result for breaking news

Dhinaca kale ka mid ahaa masuuliyiintii talada u danbaysa ee xisbiga Waddani goyn jiray taasi oo ah in uu yahay masuul hal adayg leh oo ay muuse Isla jaanqaadi karaan.

 

Filo warar xasaasi ah oo ku saabsan liiska wasiirada ilaa hada soo gaadhay madaxwayne Muuse bixii cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here