Qaabkii Ay Taageerayaasha Liverpool Uga Fal Celiyeen Dhaawacii Mohamed Salah Ee Finalkii Champions League

0
653

Hargeysa(SDN)Xiddiga Mohamed salah ayuu xilli ciyaareedkiisu ku dhamaaday si xun kadib markii uu dhaawac soo gaaray Finalkii champions League si la mid ah laga qaaday kooxdiisa koobka champions League.

 

Xiddiga reer Egypt ayuu dhaawac soo gaaray daqiiqadii 30-aad kadib markii ay kubad ku loolameen daafaca kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos.

 

Kadib dhaawaca salah taageerayaasha Liverpool ayaa si niyad jab leh uga fal celiyay dhaawaca soo gaaray xiddigooda ugu fiican kooxdooda.

http://HALKAN GUJI OO KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here