Puntland Oo War Dhiilo Colaadeed Xambaarsan Ka Soo Saartay Dagaalka Tukaraq (Akhriso)

0
943

Garoowe(SDN)Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Garowe, waxaana qodobada looga hadlay ka mid ahaa dagaalka degaanka Tukaraq ee u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland.

 

Kulanka waxaa shir guddoominayey Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Max’ed Cali Gaas waxaana laga soo saaray War-Saxaafadeed lagu sheegay inuu socon doono dagaalka Tukaraq illaa laga xoreeyo, Waa sida ay sheegeene.

 

War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here