Puntland Oo Magaalada Laascaanood U Soo Magacaabtey Gudoomiye Cusub

0
253

Garoowe (SDN)Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdillaahi Camey ayaa magaalada Laascaanood u magacaabay Maayar Cusub kaasi oo ah Cabdiqani Makhtal Maxamed Garaad halka Duqii hore ee degmada Cabdalle Xaaji Warsame uu xilkii ka qaaday.

Laascaanood ayaa waxa hadda ka talisa Somaliland waxaanay leedahay Gole deegaan iyo Maayar kaasi oo ay shacabku soo doorteen doorashadii golaha deegaanka ee Somaliland ka dhacday sannadkii 2012kii.

No automatic alt text available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here