Puntland Oo Ciidamo Cusub Geysay Aagga Tukaraq Iyo Eng.C.xakiim Camey….

0
508

Tuka-raq(SDN)Xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Tukaraq ee u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ayaa weli laga dareemayaa deegaankaasi.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland C.xakiim Camey ayaa soo dhaweeyey Ciimado qayb ka noqonaya howlgalka Difaaca Gobolka Sool kuwaas oo kasoo kicitimay Gobolka Cayn, Iyadoona ay halkaasi kasoo raaceen Safarkii uu dhowaan ku tagay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here