Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Culuum Cusub Oo La Bilaabayo

0
244

Hargeysa(SDN) Nuur Human Development Center Waxa uu ku ogaysiinayaa in uu bilaabayo Kooraska (Course Ka) Basic Of Monitoring and Evaluation oo uu ku bari doono Bare sare Omer A Ali oo ah khabiir mudo badan ku soo shaqeeyey culuumta qiimaynta iyo dabagalka mashaaricda waxaanu si rasmi ah u bilaabi doonaa 05/02/2019.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here