Nimcaan Hilaac Oo Hargeysa Ku Soo Wajahan Iyo Xukuumadii Xadhiga Miciin Biday Oo Qorshayaal Samaynaysa

0
712

Hargeysa(SDN)Fanaanka Nimcaan Hilaac oo la filayo in uu dhawaan soo gaadho Somaliland ayaa warar xogogaal ah oo ay shabakada Suradnews heshay sheegayaan in la xidhi doono fanaanka nimcaan hilaac kaasi oo la sheegay in uu jabiyey xeerar waa sida wararku nagu soo gaadheen waxa kale oo loo aanaynayaa xadhigan la qorshaynayo in uu salka ku hayo tagitaanka caasimada Somalia ee Muqdisho.

 

fanaanka oo hada ku sugan xarunta dawlada jabuuti ayaa la filayaa in uu dhawaan imaado somaliland kaasi oo ay wada socdaan fanaanka Axmed Zaki.

 

Suradnews
Hargeysa Somaliland

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and sunglasses

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here