Muslimiinta Bosniya oo Sanado farabadan kadib loo dhisay Masjid Dagaalka uu ku burburay

0
166

Sanado badan kadib waxaa suuragashay in loo dukasho tago Masjidka weyn ee ku burburay dagaalkii ka dhacay Bosniya, iyadoo Xaflada lagu furaayay Masjidkaasi ay goobjoog ka ahaayen Madax farabadan.

Madaxda goobjooga ka aheyd Masjidkaasi, ayaa waxaa kamid ahaa Ra’isul wasaaraha Dalka Turkiga, Taliyayaal, Saraakiil iyo Kumanaan shacab ah kuwaasi oo gabi ahaantooda ahaa kuwo daneynaayay munaasabada masjidkaasi oo aan sanado badan la furin.

 

Mudada ay soctay munaasabada lagu furaayay Masjidka Bosniya, ayaa waxaa la xiray dhammaan wadooyinka gala masjidkaasi.

dagaalkii Bosniya, ayaa waxaa ku burburay inkabadan 614 Masjid kuwaasi oo aan intooda badan wali la dhisin.




LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here