Musharax Jamaal Cali Xussen Oo Ka Hadley In Garabkiisu Heshiis Qarsoodi Ah La Galay Xisbiga Kulmiye

0
164

Hargeysa(SDN)Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID aqoon yahan

Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu beeniyey in garabkiisu uu heshiis qarsoodi ah la galay xisbul xaakimka Kulmiye

Jamaal Cali Xussen waxaa uu sheegay in hadalada arintaasi sheegaya in ay yahiin qaar gef iyo meel ku dhac ku ah isla markaana aanu xisbiga UCID iyo hankiisa musharaxnimo ka tagi doonin ilaa uu ka midho dhalinaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here