Murugo:-Wiil Kaadidiisa Cabay Haraad Dartii Saxaraha Liibiya

0
1308

Muqdisho(SDN)Wiil kaadidiisa u cabay si uu u noolaado kadib markii haraad darani soo food saaray isaga oo ku jira tahriib uu doonayey in uu ku gaadho dalalka Dibada, waxa maalintii shalay ahayd magaalada Muqdisho laga soo dajiye 150 dhalinyaro ah oo ku xidhnaa jeelasha dalka Liibiya.

Hadaba waxaanu halkan idiinku soo dudbin doonaa muuqaal arintaasi ku saabsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here