Murashax Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye Oo Caawa La Caweeyey Dadwaynaha Deegaanka Gumburaha

0
257

Hargeysa(SDN)dadwayne aad u tiro badan oo soo dhawayn balaadhan u sameeyey wafti uu hogaaminayo murashaxa madaxwayne ahna gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muj Muuse Biixi Cabdi kaasi oo caways bilan la qaatay dadwaynaha ku dhaqan deegaanka gumburaha oo soo dhawayntiisaas u diyaar ahaa safarkani oo ka mid ahaa safar lagu soo gabo-gabaynayey hawlaha ololaha ee tan iyo sadexdii todobaad ee ina soo dhaafay lagu jiray waxaana caawa lagu soo gabo-gabeeyey deegaanka degmada Salaxlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here